Skip to main content

Posts

Featured

Sidee Israa'iil ula wareegtay dhulka Falastiin, xageese ka yimaadeen markii hore?     Kadib weerarkii Xmaas ay ku qqaday israa'iil 7 October ayaa dad badan oo da'yar ah is weydiinayaan sida Israa'iil ku qabsatay Falastiin.   Fahamka dhacdooyinka taariikhiga ah ee horseeday xaaladda hadda jirta ayaa ah mid muhiim si aad u fahanto sida ay ku dhisantay Israa'iil.   Asalka colaadda ayaa ah mid dib loogu celiyo sanadkii 1948 dii oo ay barakaceen Falastiiniyiin badan.   Sidee ayay Israel Ku qabsatay inta badan dulka Falastiin?   Ingiriisku waxa uu la wareegay gacan ku haynta dhulka loo yaqaan Falastiin ka dib markii taliyihii qaybtaas bariga dhexe ka talinayey ee Boqortooyadii Cusmaaniyiinta lagu jabiyey dagaalkii koowaad ee aduunka.   Dhulkaas waxaa deggenaa Yuhuud laga tiro badan yahay iyo Carabta oo u badanna, iyo weliba qowmiyado kale oo yaryar.   Xiisada labada shacab ayaa kor u kacday markii beesha caalamku ay UK siisay hawsha ah in Fal

Latest posts

Sheeko jacayl oo dhab ah

Ergeyga arrimaha somaliland oo lakulmay wakiilka qaramada midooway ee soomaaliya

Shacabka oo ka falceliyay casuumaada ay dowladda somalia ufidisay madaxdii hore

Qarax ka dhacay siinka dheer

Sharma boy oo sheegay inuu ku noqsandoono malyuun maanka

Ku Soo Dhawaada Websitekeyga Cusub