War deg deg ah" ciidamada atmis oo hor istaagay gaadiid ay wateen ciidamo katirsan kuwa xooga dalka aaga wadada madiina gate ee garoonka diyaaradaha ee magaalada muqdisho waxaana ciidamada dowladda ay iyaguna gaadiid dagaal ku jareen iridka madiina gate xilli ciidamada atmis ay xireen albaabkii laga galayay madiina gate.
waxaana lasoo warinayaa  in xaaladdu ay cakirantahay waxii warar ah ee soo kordha nala socda 

Comments

Post a Comment

Popular Posts