War deg deg ah :-  waxaa goor dhaweyd qarax xoogan lala bartilmaameedsaday Ciidamo katirsan kuwa DFS Kuwaa Oo marayay Siinka Dheer .

Inta laxaqiijiyay waxaa kugeeriyooday illaa lala askari Oo Ah Kuwa Xasilinta Ee dhawaan lageeyay deegaanka ceelasha biyaha .

Waxaa illaa hadda xiran siinka dheer illaa iyo deegaanka ceelasha biyaha .

Wixii kusoo Kordha Kala Soco webkaan mahadsanid

Comments

Popular Posts